Thursday, July 17, 2025

FAAHFAAHIN: Qarixii Is-miidaaminta ahaa ee Baydhaba iyo Qasaaraha oo sii kordhay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday qarax ka dhacay Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka K/Galbeed.

Qaraxa oo lala beegsaday Baarka Barwaaqo oo ah goob  oo ku taalla Agagaarka Dahabshiil oo u dhow Afar irdoodka magaalada, iyadoo dad fara badan ku shaahaan galabtii, waxaana la soo weriyay in qasaaraha ka dhashay uu sii kordhay.

Waxaa la xaqiijiyay inuu qaraxa geystay qof is miidaamiyey oo galay Baarka, waxaana ilaa hadda la sheegay inay qarax ku geeriyoodeen 7-qof halka ay ku dhaawacmeen 10 kale, waxayna dadkaasi ahaayeen shacab ku sugnaa baarka.

Xaaladda ayaa kacsan iyadoo la xirayX goobta qaraxu ka dhacay oo ay gaareen ciidamada ammaanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON