Friday, July 4, 2025

Fanaanka Keynaan oo ka mida Muslimiinta ee xajinaya sanadkan & war la yaab leh oo laga faafiyay

Fanaanka caanka ah ee reer Caalami asalkiisuna Soomaalida yahay oo heysta dhalashada dalka Kanada Keynaan Cabdi Warsame oo ayaa ka mid noqday malaayiin Muslimiin ah oo sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka isagoo ku sugan masjidka Nebiga SCW ee magaalada Medina.

keynaan

Keynaan ayaa soo dhigay sawirradiisa iyo sawirada hooyadiis iyagoo ku sugan goobaha barakeysan ee Madiina ee dalka Sacuudiga.  “Waxaan hor-taagnahay Masjidka nebiga, iyadoo ay iga gadaaleeyaan gurigii Nebiga iyo qabuurihiisa, Madiina waa meel taariikhi ah, mid ka mid ah magaalooyinka ugu quruxda badan adduunka. Waxaan halkan ku joognaa aniga, hooyadey iyo walaashey – riyadii caruurnimadeydii way ii hirgashay,” ayuu yiri Kenyaan, oo si wayn u soo shaac-baxay markii uu qaaday heestii ‘Waving Flag’, oo loo doortay heesta koobkii kubbadda cagta adduunka ee 2010 ee lagu qabtay Koonfur Afrika.

kanan

Website Sacuudiga laga leeyahay ayaa soo daabacay maanta in Fanaan Kanada u dhashay oo caan ah uu muslimay kana haray heesihii uu qaadi jiray, arrintaasoo si khalad ah uga dhacday warbaahinta Sacuudiga qaarkeed.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON