Sunday, July 6, 2025

Fanaannadii caanka ahayd ee Sahra Axmed oo ku geeriyootay Magaalada Hargeysa

Fannaanada caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

Fanaannada Sahra Axmed Jaamac ayaa maalmihii ku xanuunsaneysay Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa halkaas, Geerida Sahra waxaa xaqiijiyay Dhaqaatiirta gacanta ku hayay ee ka howlgala Isbitaalka ay ku xanuunsaneysay.

Sahra waxaa ay ka mid ahayd Fanaaniinta Gabadhaha ah ee ugu caansan Fanka Soomaaliyeed, waxaana geerideeda ka tacsiyadeeyay ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo madax kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON