Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamuud Faroole ayaa mar kale daadafeeyay madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu Xamar ku heysto bililiqo, isla markaana Soomaaliya ay tahay dal ay bililiqeysteen Xasan Sheekh iyo kooxdiisa sida uu yiri.
Faroole oo ku caan baxay aflagaadooyinka siyaasadeed ayaa hore Xasan Sheekh ugu tilmaamay inuu yahay munaafaq, kadibna weydiiyay culimada Soomaaliyeed inay ka jawaabaan arrintaasi, waxaana la ogayhay inuu doonayo tartan uu u galo madaxweynenimada Soomaaliya.
DHAGEYSO AFLAGAADADA SIYAASADEED C/RAXMAAN FAROOLE
Goobjooge.com