Wednesday, June 25, 2025

Farriin ku saabsan Ciidamada Amniga oo Howl Qarxin ah ka fulin doona Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Hay’adaha amniga magaalada Muqdisho ayaa faafiyey farriin ku saabsan in howl qarxin ah ah ay fulin doonaan, iyadoo la qarxin doono qalab kaal duwan oo milateri kaasoo ah haraadi waxyaabo qarxa.

Ciidanka amaanka ayaa ku wargelinaya dadka ku dhaqan degmada Hodan agagaarka xaafada Shiirkole iyo xaafadaha ku dhowdhow inay la socdaan in ciidaamada Amniga qarxin doonaan haraadiga hub halis ku aha nolosha dadka iyo degaanka oo mudo badan dhulka ku aasnaa.

Marar qaarkood ayay ciidamadu qarxiyaan waxyaabo laga soo ururiyey ama laga helayo xaafadaha, kuwaasoo ay ka mid yihiin hub duugoobaay iyo rasaasta madaafiicda iyo agab kale oo qarxi kara, laakiin markan waxaa la ogeysiinayey dadka inay ka war hayaan howlgalkan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON