Monday, July 14, 2025

Feysal C. Waraabe oo ka hadlay kulankii Qarsoodiga ahaa ee Nairobi ku dhex maray C/raxman C/shakur.

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulan qarsoodi ahaa ee ay magaalada Nairobi kula yeesheen siyaasiyiga mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Nairobi ku qabteen xubnaha wafdigii Somaliland ee tegay Nairobi oo uu hogaaminayey wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayay uga hadleen ujeedadda safarkooda iyo kulamadii ay Nairobi kula yeesheen safaarado, IGAD io

“Hoggaaminayaha mucaaradka xisbiga Wadajir iyo kaleba waan la kulmeyneyaa.. qofki danta Somaliland ay nooga xiran tahay ee fahamsan qadiyadeena ee aan diidmada nagala hor imaaneynin waanu la kulmeynaa… waxaan ku casuumeynaa magaalada Hargeysa, waan tababareynaa, qadiyadeena ayaan ka dhaadhicineynaa…” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo la weydiiyey kulankii dhex maray isaga iyo C/raxmaan C/shakuur.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON