Tuesday, June 24, 2025

Feysal Cali Waraabe: “Maamulka Garowe ayaa canshuur xaaraan ah ku qaadi jiray Tukaraq ..” [Dhageyso]

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waare ayaa si weyn u taageeray dagaalka ay Somaliland ku qabsatay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Mudane Waraabea ayaa sheegay in loo baahnaa mar hore in la qato degaanka Tukaraq, isla markaana ay ahayd meel canshuur xaaraan ah ay ku qaadaan maamulka Garowe, ayna kasoo sheegteen dadka degaanka sida uu yiri.

Faysal Cali Waare waxaa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay qaadeen tilaabo horay loogu baahnaa Maadaama uu sheegay in degaanka laga qabsaday ciidamada Puntland ee Tukaraq ay Somaliland leedahay.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON