Monday, July 14, 2025

Feysal Cali Waraabe: “Somali waa Hilib qura oo wada dhashay oo u baahan hoggaan wanaagsan [Jawaab hadalkii hore]

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu hore u sheegay oo muran dhaliyey, wuxuuna sheegay in hadalkiisa la bedelay oo uu yahay nin nabadeed.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Soomaali ay tahay Hilib iyo Cad qura oo wada dhashay, iskuna dhiig ah oo u baahan hoggaan wanaagsan, wuxuuna soo jeediyay in Soomaalidu is cafiso.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON