Monday, July 14, 2025

Gaari looga shakiyay Qarax oo sababay in la xiro Wadooyin muhiim ah

Ciidamada ammaanka ayaa xiray agagaarka xarunta Jaamacadda Umadda ee degmada Xamarwweyne ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Gaari looga shakiyay inay saaran yihiin walyaabaha qarxa lagu arkay Iridka Galbeed ee Jaamacadda, waxaana laga kala cararay goobtaasi iyadoo loo yeeray ciidamada qaabilsan waxyaabaha qarxa.

Dadweynaha iyo Gaadiidka ayaa laga celiyay goobtaasi, waxaana  muddo ay u xirneyd baaritaanka, waxaana la ogaaday baaritaan kadib in gaariga aanay waxba saarneyn.

DAAWO SAWIRRO: Gaari Qaraxyo ka buuxaan oo lasoo dhigay Wado muhiim ah

Ciidamada ammaanka ayaa dib u fasaxay waddooyinka u dhow Jaamacadda kadib markii Gaariga oo ahaa nooca Spacio la xaqiijiyay inuu ammaan yahay.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON