Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Cabdiweli Gaas: “World Vision iyadaa ku dhisan qaab diini, Haddee ciddey qoranayso ha qorato”

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa la weydiiyay warbixin dhowaan  la baahiyay oo ku saabsan in Hay’adda World Vision ee caalamiga ah ay baahisay shaqo magaalada Garowe fadhigeedu yahay qofka doonaya shaqadaasina lagu xiray inuu Kirishtaan yahay, wuxuuna jawaab uga dhigay inay Hay’adu ciddii ay doonto qoran karto oo aanu fileyn inay tiri Soomaali Kirishtaan ah.

Cabdiwali Gaas: ‘Haddee cidday qoranayso ha qorato (World Vision). Haddaba sow kuwo Christian ah ma keenaan – nalama joogaan – oo waddanka kama shaqeeyaan?’

SARE KA DAAWO JAWAABTA GAAS

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON