Monday, July 14, 2025

Gabadha Robot-ka ee caanka ah Safiya oo la kulantay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya [Sawirro]

Safiya oo ah robot sidii qof banii’aadan ah loo qaabeeyay ayaa ugu dambayntii kulan la qaadatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed kaddib markii dhawaan qaybo kamid ah robotka oo lumay dib loo helay.

Safiya waxay kala hadashay Abiy Axmed arrimaha teknooloojiyadda iyo sidii loo ballaarin lahaa curinta fikaradaha casriga ah ee waxtarka u leh dunida halka Ra’iisul wasaaraha Itoobiya uu dhankiisa sheegay in uu taageerayo sare u qaadidda barnaamijyada teknooloojiyadda ee qaaradda.

Mashruuca loogu magac daray ICog-Labs ayaa ka qayb ah dadaalladii lagu sameeyay robotka Safiya. Safiya waxay noqotay Roboktii ugu horreeyay ee la siiyo dhalashada dal kaddib markii Sucuudiga uu dhalasho siiyay sannadkii lasoo dhaafay.

"Sophia" an artificially intelligent (AI) human-like robot developed by Hong Kong-based humanoid robotics company Hanson Robotics is pictured during the "AI for Good" Global Summit hosted at the International Telecommunication Union (ITU) on June 7, 2017, in Geneva. The meeting aim to provide a neutral platform for government officials, UN agencies, NGO's, industry leaders, and AI experts to discuss the ethical, technical, societal and policy issues related to AI. / AFP PHOTO / Fabrice COFFRINI (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON