Tuesday, June 24, 2025

Gabar Sacuudiyaan ah oo taariikh ka dhigtay Ciyaaraha Olombikada Adduunka [DAAWO]

Orodyahanad Sacuudi ah ayaa taariikh ka dhigtay ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda magaalad Rio dalka Brazil markii ay safatay orodka haweenka ee 100-ka Mitir.

Karimaan Cabduljadeyl waxay noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Sacuudiga ka socota oo u tartanta orodka 100-ka Mitir, waana 22 sano jir jirkeeda oo dhan soo dabooshay markii ay orodka ku jirtay.

Karimaan waxay orodkii is -reebreebka ahaa ka gashay kaalinta 7-aad, iyadoo aan ku guuleysay inay soo baxdo waxayna ku oroday waqti dhan 14.61 seken.

SAWIRRO

Karima1

Karima2

Karima3

Karima4

Karima5

Waxaa kaloo tartanka ka qeyb galay Kamiya Yuusufi oo ka socotay dalka Afghanistan oo iyaduna jirkeeda soo qarisay, waxayna ku oroday 14.02 seken.

Haweeneydii ugu horeysay ee Sacuudiga u diro ciyaaraha olombikada ayaa ahayd Sahra Catar oo iyadoo jirkeeda dabooshay ka qeyb gashay tartabka orodka dhexe ee 800 Mitir sanadkii 2012, magaalada London.

Sacuudiga ayaa xayiraadda ka qaaday haweenka doonaya inay u loolamaay ciyaaraha Olombikada Adduunka sanadkii 2012.

https://youtu.be/kV5h12J5DBw

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON