Tuesday, July 15, 2025

Galmudug oo amar culus ku soo rogtay Shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala Gobollada Dhexe

Maamulka Galmudug ayaa soo saaray war culus oo ku wajahnaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala gobolada dhexe ee Soomaaliya. Warkan oo ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Galmudug oo uu ku saxiixnaa C/kaxiim Macalin Axmed Wasiirka wasaaradaasi ayaa lagu sheegay in shirkadii aan ka howlgelin garoonka diyaaradaha Koonfurta Gaalkacyo ee OSHACA maamulka Galmudug kala noqon doono ruqsada ah inay dul maraan hawada Galmudug.

Amarkan ayaa quseeya diyaaradaha rakaabka iyo kuwa xamuulka ah ee degaanadaasi ka howlgala waxaana warqadu si toos ah ugu socotay 7 shirkadood oo dhinaca diyaaradaha ah.

Amarkan ayaa daba socday amar ay hore u soo saartay maamulka Puntland oo isna shirkadaha uga digay inay adeegsadeen meel ka baxsan garoonka C/llaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo.

HOOS KA AKHRI QORAALKA GALMUGUG

war-cusub

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON