Wednesday, June 25, 2025

Galmudug oo cambaareysay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Waqooyiga Gaalkacyo

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi

 ayaa Cambaareeyay Weerarkii barqanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay qasaare kala duwan oo naf iyo maal leh.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loo geystay iyagoo aan waxba ku Muteeysan gaar ahaan Shacabka Reer Puntland.

Gaalkacyo ayaa Saaka waxaa ka dhacay laba Qarax oo aan wax saas ah kala danbeyn ku waas oo aan wali lasoo Gudbin Khasaaraha rismiga ah ee ay geysteen Balse la sheegay in ay ku dhinteen in ka badan 20 Ruux dhaawacuna uu gaarayo illaa 40 kale.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON