Thursday, July 17, 2025

DHAGEYSO: Galmudug oo qabatay horgoojayaal Alshabaab oo Doon ku baxsaday

Wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan (Mesagowaay) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta  ku qabtay magaalada Cadaado wuxuu faahfaahin ka bixiyay in dagaalladii ay la galeen Alshabaab iyo qasaaraha ay gaarsiiyeen Alshabaab.

Wuxuu sheegay inay Alsahbaab ka dileen ilaa 80, isla markaana laga qabtay maxaabiis dhan 63 oo lix ka mida ay dhaawac yihiin. Wuxuu intaas ku daray Wasiir Mesagowaay in dagaalada ay ka dhaceen degaanada Galhagiig, Dinooda iyo Tawfiiq ee bariga Gobolka Mudug .

Wasiirka ayaa xaqiijiyay in ciidamada Galmudug ay xalay qabteen Doon ay wateen horjoogayaal ka tirsan Al-shaab oo baxsad ahaa oo gaaraya 3 ruux iyo naaquudihii doonta watay.

 

DHAGEYSO WARBIXINTA WASIIRKA WARFAAFINTA GALMUDUG

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON