Sunday, July 13, 2025

Ganacsatada G/Banadir oo Dacwad u Qortay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka [Akhriso Qoraalka]

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa Dacwad ka dhan ah Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya u gudbiyay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.

Qoralka ganacsatada ayaa Ganacsatada ku doodeen inaysan diidaneyn canshuur bixin, basle Canshuur kordhin xad-dhaaf ah oo si naxariis darro ah loogu kordhiyey Ganacsatada Gobolka Banaadir.

Waxay beeniyeen kordhinta canshuurta inay ka badan tahay 30%, ayan been tahay warka ka soo yeeray Wasaaradda Maaliyadda ee ah 5% uu yahay mid aan waxba ka jirin.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON