Tuesday, July 1, 2025

Ganacsato uu ka mid yahay Sheekh Umal oo xaafad Casri ah ka dhiseysa magaalada Kismaayo [Sawirro]

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo.

Xaafadan oo ah mid casri ah ayaa dhismaheedu noqonayaa kii ugu horeeyay ee laga hirgeliyo Koofurta Soomaaliya. waxaana loogu magac daray  Bilan ESTATE, iyadoo ay maalgashaayaan ganacsato  uu kamid yahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo xaafada cusub ka hirgelin doona magaalada Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay qurba joogta in ay maalgashadaan dalkooda  si dalku uu dib u kabasho dhinaca dhismaha ah u sameeyo.

SAWIRRO

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing Image may contain: 2 people, people standing and outdoorNo automatic alt text available.Image may contain: 9 people, people standing

Image may contain: outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON