Monday, June 23, 2025

Gantaal laga soo riday Yeman oo dad ku dilay Gobolka Najraan ee Sacuudiga

Warbaahinta Sacuudiga ayaa soo werisay in Gantaal ka soo gudbay xuduudka dalka Yeman oo ku dhacay gudaha dalka Sacuudiga uu dhaliyay dhimashada 7 qof.

Gantaalkan oo laga soo riday gudaha dalka Yeman ayaa ku dhacay gobolka xuduudka ku yaala ee Najraan, dadka dhintay ayaa isugu jira 4 qof  oo Sacuudiyaan ah iyo 3 ajnabi ah, sida uu soo weriyay telefishanka Al-Ihbariyya TV.

Gantaalka oo ay soo rideen kooxda Xuutiyiinta ayaa ku habsaday qeybta warshadaha ee magaalada Najraan isla markaana uu geystay qasaare maadi ah.

Ad

Weerarka gantaalka ah ee Sacuudiga lala beegsaday ayaa imaanaya iyadoo Sacuudiga uu dib u soo celiyay duqeyntii magaalooyinka ya ka taliyaan kooxda Xuutiyiinta, waxaana uu noqonayaa kii ugu qasaaraha badnaa ee Sacuudiga lagu duqeeyo.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON