Tuesday, July 15, 2025

Gdudoomiyaha Rugta Ganacsiga Maamulka Galmudug oo la magacaabay [Akhriso]

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha maamulkaasi.

Warqad kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug oo lagu taariikheeyay 15-kii July, 2017, lagu magacaabay mudane Axmed Yuusuf Cabdulle inuu noqdo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Galmudug.

Mas’uulka cuusb ayaa  muddo 6 bilood ah si kumeelgaar ah usii heyn doona xilkaan, inta laga qabanaayo doorashada gudoomiyaha Rugta ganacsiga Galmudug.

Axmed Yuusuf ayaa sanadkii horey u tartamay xildhibaanka beesha Saruur, waxaan  hal cod kaga guuleystay Xildhibaan Warsame Joodax, wuxuuna soo noqday gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda SIMAD.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON