Sunday, July 13, 2025

Gen. Gaafow oo beeniyay eedeyn loo jeediyay ilaalada Safaarada Turkiga ee Muqdisho [Dhageyso]

Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Gaafow Maxamed ayaa beeniyay eedeyn loo jeediyay ilaalada Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Milkiilaha Baarka Banadir Beach ayaa sheegay in markii qaraxyadu ka dhaceen Baarkiisa ay dhacday in ilaalada safaaradda Turkiga ay rasaas ku fureen dadkii soo firxaday ee shacabka ahaa.

C/llaahi Gaafow ayaa sheegay inaysan jirin arrintaasi oo ilaalada Safaaradda Turkiga ay rasaaseeyeen gaariga qaraxa waday, kuna rideen rasaas dhowr ah.

DHAGEYSO CODKA AGAASIMAHA NISA
gaafowd

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON