Monday, July 14, 2025

Golaha wasiirada cusub oo lagu dhawaaqay (Akhriso dhamaan magacyadooda)

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay xukuumad cusub iyo Gole wasiiro oo ka kooban 66 xubnood oo aanu ku jirin Ra’iisal wasaaraha.

Golaha wasiirada cusub oo ay ku jiraan inta badan 20-kii wasiir ee ugu danbeeyay hoos ka akhriso liiska Golaha wasiirada cusub. Liiska xubnaha lagu dhawaaqay ayaa kala ah 26 wasiir, 14 wasiiru dowle iyo 26 wasiir ku xigeen.

gole wasiiro

Magacyada Wasiirrada

  1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
  2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
  3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
  4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
  5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
  6. Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
  7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
  8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
  9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
  10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
  11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta
  12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
  13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
  14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha
  15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
  16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
  17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
  18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
  19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta
  20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka
  21. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha
  22. Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
  23. Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
  24. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta
  25. Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda
  26. Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

 [ad name=”HTML-2″]

Magacyada Wasiiru-dawlayaasha

  1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
  2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
  3. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
  4. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)
  5. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
  6. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
  7. Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
  8. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
  9. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
  10. Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka
  11. Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
  12. Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda
  13. Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta
  14. Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

 

Magacyada Wasiirro ku-xigeenada

  1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
  2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
  3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
  4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda
  5. Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda Gaashaandhigga
  6. Cabadalla Xuseen Cali
  7. Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda
  8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
  9. Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
  10. Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
  11. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) Wasaaradda Dastuurka
  12. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
  13. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
  14. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
  15. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
  16. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
  17. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
  18. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
  19. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
  20. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta
  21. Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka
  22. Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
  23. Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
  24. Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
  25. Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta
  26. Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON