Sunday, July 13, 2025

Golaha Wasiirada Dowladda Somaliya oo ansixiyay magacaabista Golaha Saxaafadda (Magacyada)

Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay magacaabista Golaha Saxaafadda Qaranka oo ka kooban 9 xubnood.

Xubnaha Golahan ee ay soo magacawday Wasaaradda Warfaafinta ayaa laga keenay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, la-taliyeyaasha Wasaaradda, saxafiyiin hore iyo qaar cusub.

Xubanaha Guddiga oo ay Golaha Saxaafadda ayaa kal ah:

1. C/raxmaan Maxamed Aadan (Koronto)

2. ⁠Maxamed Shiil Xasan Shiil

3. Muna Cumar Xasan

4. ⁠Yuusuf Xasan Mursal

5. Axmed Maxamed Cabdi⁠

6. Maxamed Cabdullaahi Kooshin⁠

7. Hinda Daahir Jaamac

8. ⁠Cabdulqaadir Cusmaan Cabdisalaan

9. ⁠Fatuma Yuusuf Saciid

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON