Saturday, July 19, 2025

Golaha Wasiirada oo ansixiyay dhismaha Guddi la dagaalama Musuqmaasuqa

Shirkii Golaha Wasiirada  Xukumadda federaalka Soomaaliya ee Khamiislaha ahaa ayaa  ku anxisiyey sharci lagu dhisayo Guddiga  Madaxa Banaan ee  la dagaalanka musuqmaasuqa.

Guddigan oo ay ahayd in waqti hore la dhiso ayaa sharcigiisa waxaa soo diyaarisay wasaradda  Cadaaladda ee xukumada Soomaaliya, iyadoo xilliga xukuumadda uu gabagabo yahay.

Waxaa kaloo shirka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu guddoominayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte lagu meel mariyay  in safiir loo magacaabo wasiir kii hore ee wasaarada boostadda iyo isgaariinta mudane Guleed Xuseen Qaasim.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhinaca kale ayaa walaac ka muujisay  go’aanka dowladda Kenya ay ku gaartay inay xerto xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakumo  oo ay ku jiraan kumaan  qaxooti Soomaali u badan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON