Sunday, July 13, 2025

Golaha Wasiirada oo jebiyay Xeer Ciqaabeed Madaxweyne Xasan Sheekh hore u soo saaray

xasan-cumar

Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii ugu danbeeyay Khamiistii Shalay ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku buriyay xeer No. 5 oo hore madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u soo saaray, kaasoo ahaa ciqaab ku kordhin xeerka Amniga, wuxuuna xeerkan ka mid ahaa qodobadii lagu soo eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Mooshinkii laga keenay.

Mooshinka oo lagu xaliyay wadahadal muran ka taagan yahay weli ayaa go’aanadii laga soo saaray loo xil saaray Golaha wasiirada inay fuliyaan golaha wasiirada. Xeer madaxweyne  ayaan sidoo kale  caddeyn sida ay gole wasiiro u jebin karaan, waxaana tani ka mid tahay jaha-wareerka siyaasadeed iyo kan sharci ee Mooshinkii madaxweynaha laga keenay uu geliyay golayaasha dowlada Federaalka.

HOOS KA AKHRI QAABKII MADAXWEYNAHA LOOGU SOO EEDEEYAY XEERKA CIQAABEED EE UU SOO SAARAY,

xeer-madaxweyne

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON