Thursday, July 17, 2025

Golaha Wasiirada oo shir Gaara ku ansixiyay Miisaaniyadda 2018 [Kororsiimo miyaa ku jirta..?]

Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018.

Miisaaniyadda oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda waxaa golaha faahfaahin ka siiyay Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beye, iyadoo miisaaniyadda sanadka cusub ay ku jiro kororsiimo yar oo ka muuqata.

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Misaaniyada 2018 dowladda Soomaaliya ee sanadka 2018 oo gaareysa  $274,640,19. Miisaaniyadii sanadkii hore oo laba jeer la kala ansixiyay ayaa gaareysay 246 Milyan oo Doolar.

Waxaa miisaaniyadda lagu soo arrimo qodobo ay ka mid yihiin lacag loo qoondeeyay  Akedemiyada cilmiga Fanka iyo Suugaanta iyo Warshad soo saarta dharka ciidanka Qalabka sida.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON