Sunday, July 13, 2025

Guddi Baarlamaan su’aalo ku saabsan Weerarkii Bariire weydiiyay Wasiirka Gaashaandhigga

Guddiga Difaaca Barlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed.

Wasiirka ayaa looga yeeray kulan ay shalay yeesheen Guddiga difaaca Baarlamaanka oo looga hadlayay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Degaanka Bariire, Gobolka Sh/hoose, waxaana wasiirka Gaashaandhigga weliyay taliyaha ciidamada xoogga Maxamed Jimcaale (Cirfiit).

Guddoomiyaha guddiga Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in Wasiirka Gaashaandhigga ay wax ka weydiiyeen wixii ka dhacay Bariire, isagoo siiyay xog xasaasi oo ku saabsan Weerarkii Bariire, wuxuuna intaas ku daray inay sidoo kale la kulmi doonaan Guddiga xukuumadda u saartay arrinta Bariire.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON