Wednesday, June 25, 2025

Guddi ka tirsan Baarlamanka Somaliya oo dalbaday in la joojiyo Qaadka ka yimaada Dalka Kenya.

Kulan gaar ah oo Guddiga arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka  ay maanta yeesheen ayaa lagu dalbaday in si deg deg ah ay dowladda u joojisay Qaadka dalka, mar haddii dalkaasi laga helay Cudurka Caronavirus.

Xubnaha Gudiggan ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga fiirsado Qaadka Soomaaliya uga yimaado Kenya sababo la xiriira Caronavirus oo dalal badan uu saameyn weyn ku yeeshay.

Gudoomiyaha Guddiga arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cali Cusmaan Xirsi ayaa sheegay in Bulshada Soomaaliyeed uu kasoo gaarayo cabashooyin ku aadan Cudurka Carona,isla markaana Xukuumadda Soomaaliya looga baahan yahay inaa ay si KMG ah u joojiso Qaadka ka yimaada wadamada adreiska.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in jaadka (qaadka) Gacmaha looga soo guro beeraha,taasina ay sababi karto in dad qaba cudurka Caronavirus ay soo guraan sidaasina Soomaaliya kusoo gaarsiiyaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON