Sunday, July 13, 2025

Guddiga Awqaafta & Arrimaha Diinta Baarlamaanka oo War kasoo saaray xaaladda Xajka Sanadkan

War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu faahfaahiyey xaaladda xajka sanadkan ee muran badan oo galay iyo wixii uu ku danbeeyay.

Guddigan oo hore war uu soo saaray la saftay xukuumadda ayaa war-saxaafadeedkiisa maanta ku sheegay in la soo gabagabeeyay hubanti la’aantii ka jirtay xajka sanadkan, waxayna sheegeen inay magacaabeen Guddi kor joogteyn doona habsami-u-socodka Arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

No automatic alt text available.

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON