Friday, July 4, 2025

Guddiga Dabagalka Xisaabxirka 4-tii Sano ee Dowladii Farmaajo oo shaqo bilaabay (Magacyada)

Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaaalka ayaa magacaabay Guddi wadajir ah oo baaritaan ku sameeya xisaabxirka la waayey ee afartii sano ee dowladii uu hoggaaminayey Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Dhismaha guddigan ayaa ku yimid dood culus oo ka dhalatay halkii ay ka baxeen xisaabxirkii miisaaniyadda dowlada Federaalka sanadihii 2018, 2019, 2020 iyo 2021, waxaana Guddigan uu ka kooban yahay 5 xildhibaan iyo laba senator.

7-da xubnood ee Guddigan ayaa kal ah:

1. Senator Cabdixakiin Macalin Axmed

2. Senator Siciid Cabdi Xuseen Cawke

3. Xildhibaan Saciid Maxamed Cali

4. Xildhiban Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene

5. Xildhiban Cbdirahman Cadde Caddow

6. Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi

7. Xildhibaan Cabdiqafaar Cilmi Xaange

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON