Monday, July 14, 2025

Guddiga Dastuurka oo War-Cad kasoo saaray Dastuurka la sheegay in la xaday ee Somalia [War-Saxaafadeed]

Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray u caddeeyay in Dastuurka KMG ah ee dowladda Soomaaliya ku shaqeyso uu yahay midka saxda ah ee lagu soo dhisay hay’adaha dowladda.

Guddiga ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Dastuurkii saxda ahaa la xaday, sida uu ku dooday guddoomiye ku xigeenka koowad ee Baarlamaanka C/weli Muudey, iyagoo sheegay in Dastuurkan hadda lagu shaqeeyo uu yahay midkii saxda ahaa ee ay ansixiyeen ergada Soomaalida Bishii Agoosto 1, 2012.

HOOS KA AKHRSO WAR-SAXAAFADEEDKA GUDDIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON