Monday, June 23, 2025

Guddiga Dib u Eegista Dastuurka Labada Aqal oo yeeshay Gudoomiye iyo ku xigeen cusub

Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista, la socodka iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa iska dhex doortay guddoomiye iyo ku-xigeen, kadib kulan ay maanta yeesheen.

Guddigan oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Soomalaiya ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Xuseen Iidow oo ka tirsan Golaha Shacabka, halka guddoomiye ku-xigeen loo doortay Senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka socda Aqalka sare.

Dhinaca akle waxaa Xoghayaha Guddiga Dib u eegista, la socodka iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka loo doortay Senator Saciid Cabdi Xuseen.

Ad

Hore waxaa Guddigan Guddoomiye ugu ahaa Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, iyadoo aan weli la dhammeystirin Dastuurka KMG ah oo Baarlamaankii saddexaad uu gacanta ku hayo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON