Tuesday, July 15, 2025

Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo su’aalo weydiiyay Taliyaha ciidamada xoogga dalka

Guddiga Difaaca Baarlamaanka ayaa maanta xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyaha ciidamada xoogga dalka.Kulanka Guddiga Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Cabdiweli Jaamac Gorod  aya ku saabsanaa howl ay wareen guddiga oo ku saabsan xaaladda ammaanka dalka oo ay ugu yeerayaan hay’adaha ammaanka dowladda Federaalka.

Waxaa kulanka looga hadlay dib u habeynta iyo isbedelka lagu sameynayo Ciidamada Dowladda iyo howlgalka lagu qaadayo Alshabaab. Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ayaa sheegay in weli aysan dhammaan baaritaanada la xiriira xaalada ammaan ee dalka,  dhowaan ay kulamolayeelan doonaa saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON