Wednesday, July 16, 2025

Guddiga Difaaca Barlamanka oo ciidamada Kenya ku eedeeyay Dhul boob a wadaan Beled-xaawo [Akhriso Qoraal]

Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Qoraal kulula kasoo saaray Dhul boob ay sheegeen inay ciidamada Kenya ka wadaan xuduudka Somalia iyo Kenya ee degmada Beled Xaawo.

Qoraalka ayaa Guddigu ku sheegay in xiriir ka dhaxeeyo gelitaanka ciidamada Kenya ay gudaha u soo galeen magaalada Beled-xaawo iyo dacwadda Badda ee labada dal, wuxuuna si weyn u cambaareeyay ciidamada Kenya oo ay sheegeen inay wadaan dhul boob hor leh barakicin iyo cabsi gelin ay ku hayaan dadka Beledxaawo.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON