Sunday, July 13, 2025

Guddiga Doorashada ee Xaaf magacaabay oo Gaalkacyo kasoo saaray Jadwalka Doorashada 2aad ee Galmudug

Guddiga Doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray habraaca jadwalka doorashada Galmudug.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Odayaasha Galmudug loogu yeeray Gaalkacyo 14-ka Janaayo 2020, iyadoo kadib xulitaanba xildhibaanada Baarlamaanka iyo 20-ka xubnood ee la siiyey Ahlu suna loo qoondeeyay inay Doorashada Madaxweynaha Galmudug dhacdo 1-da Febrayo 2020.

Xaaf oo ka hor yimid dowladda Soomaaliya markii uu hore xilkiisa ugu wareejiyey ayaa hadda keligiis wada qorshe aan la ogeyn suuragalnimadiisa oo uu maamul kale uga dhisayo Koonfurta Gaalkacyo.

HOOS KA AKHRISO

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON