Guddiga Doorashada Maamuka K/Galbeed ayaa soo saaray galabta jadwal cusub oo ku saabsan doorashada K/Galbeed, iyadoo maanta la xiray mid ka mida musharixiinta, isla markaana ay xiisad ka taagan tahay magaalada Baydhaba.
Guddiga ayaa ku adkeysnaya in doorashada maamulkaasi ay dhici donto 19-ka bishan Disembar, waxayna dib u habeyn ku dbameeyeen shaqada guddiga maalmaha ka harsan doorashada.
Akhriso Qoraalka
