Wednesday, June 25, 2025

Guddiga Doorashada oo diiday Doorashadii Xildhibaan Abtidoon-yare ee Kursiga Beesha Gaabane/Saleebaan

Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn natiijadii Dooroshadii shalay ee kursiga Beesha Gaabane/Saleebaan.

Kursigan oo uu ku soo baxay Maxamed Abtidoon ayaa kursi loo qoondeeyay haweenka sida uu qoraal uu soo saarya ku sheegay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban Cumar Maxamed Cabdulle oo sheegay inaysan Guddigoodu aqoonsaneyn Dooroashada Abtidoon yare.

Caasha Xaaji Cilmi oo u sharaxneyd kursigan ayaa dacwad ku soo oogtay iyadoo diiday inay tartanka ka qeyb gasho.

HOOS KA AKHRI QORAALKA GUDDIGA

gaabane1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON