Wednesday, June 25, 2025

Guddiga Doorashada oo ka hadlay qaabka loo Dooranayo Xildhibaanada Dirta Waqooyi (Dhageyso)

Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee Somaliland ka soo galaya Baarlamaanka Soo socda la dooran doono.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Cumar Maxamed Cabdulle oo Saxafadda kula hadlay Muqdisho ayaa shaaciyay  in Madasha Wada-tashiga Qaran  iyo dowladda Federaalka ay goor dhow shaacin doonaan marka ay soo dhammaato.

Cumar dhageey ayaa sidoo kale sheegay in salaadiinta Dirta Waqooyi ay soo xuli doonaan ergadii dooran lahayd 46 kursi oo Aqalka Hoose ay ku leeyihiin, iyadoo lagu lagu dooran doono Magaalada Muqdisho.

Guddiga Doorashooyinka ayaa ku adkeystay in Doorashadu ay ku dhici doonto xilligii loo qabtay oo aysan jirin wax dib u dhac ah oo ku imaanaya, inkastoo waqtiga harsan aad u yar yahay.

DHAGEYSO GUDDOOMIYE CUMAR DHAGEY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON