Friday, June 27, 2025

Guddiga Doorashada oo ku dhawaaqay xilliga la qabanayo Araajida Musharixiinta kuraasta Baarlamaanka

Guddiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay xilliga ay bilaabaneyso qabashada araajida musharixiinta u tartamaya saddex kursi oo ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Qoraal goor dhoweyd kasoo baxay Guddiga Doorashada ayaa lagu sheegay in 25-ka bishan Ogost ay bilaabaneyso qabashada araajida musharixiinta saddexda kursi ee bannaan, ayna ku eg tahay 30-ka bisha, waxaana odayaasha dhaqanka ee kuraastan quseyso loogu baaqay inay ku diyaariyaan ergada doorashada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON