Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa laalay laba kursi oo ka mida Aqalka hoose oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
Kuraastan ayaa ahaa kuraasta beelaha Dhamal Aden iyo Obokor Muse ee Jimcihii lagu doortay Muqdisho, waxaana sabab looga dhigay in goobta Doorashada ay ka maqnaayeen warbaahinta iyo goobjooyaasha caalamiga ah.
AKHRISO QORAALKA GUDDIGA