Tuesday, June 24, 2025

Guddiga Doorashada oo sharci darro ka dhigay xildhibaannimada Wasiir Nuux [Qoraal]

Guddiga Doorashada heer federaal ayaa sharci darro ka dhigay doorashadii shalay kursi xildhibaan loogu doortay magaalada Jowhar Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada ay u dhacday si sharci darro ah oo aan waafaqsaneyn xeerka Doorashada, isla markaana Guddigu ku taagan yahay qoraalkii uu hore wasiirka uga reebay tartanka Doorashada.

AKHRI QORAALKA

 Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON