Tuesday, June 24, 2025

Guddiga Doorashada oo waxba kama jiraan ka dhigay Doorashadii C/llaahi Max’ed Nuur & Ducaale (Qoraal Cad)

Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa waxba kama jiraan ka dhigay doorashadii maanta magaalada Jowhar lagu doortay laba xildhibaan oo ka soo jeeda Beesha Harti Abgaal.

Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaal ayaa lagu sheegay in labada kursi ee beelaha Agoonyare iy Obakar laga doonayay midkood in loo qoondeeyo haween inta aan doorasho la gelin balse la iska dhega tiray, waxaana doorashadii ay ku soo baxeen: Wasiiru  dowlaha Madaxtooyada C/llaahi Maxamed Nuur iyo Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) mid waxba kama jiraan oo dib loogu noqonayo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA
jowhar-laba-kursi

jowhar-laba-kursi2

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON