Tuesday, June 24, 2025

Guddiga Gurmadka Puntland oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Gudiga gurmadka maamulka Putland ayaa tegay Magaaladda Muqdisho, iyagoo wada lacag deeq ah oo ay ka soo ururiyeen dadka degaanada Puntland.

Wafdiga Guddiga Gurmadka ee Puntland ayaa lacago kasoo ururiyay shacabka iyo maamulka Putland si ay uga qeyb qaataan Gurmadka loo sameynayo Dadkii dhibaatada ka soo gaartay Qaraxii Muqdisho ee 14 kii October.

Waxaa wafdiga garoonka Diyaaraha Muqdisho kusoo dhoweeyey Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehloiyaan xubno ka socday Gudiga Gurmadka Qaran.

Deeqda Lacageed ee Guddiga Puntand soo aruriyay ayaa gaareysay 480,000 kun oo Dallar taasi oo loogu tala galay in loogu gargaaray dadkii ay wax yeelada ka soo gaartay musiibadii ka  dhacay Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho, waana dhaqaalihii ugu badnaa ee Guddiga loogu deeqo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON