Friday, June 27, 2025

Guddiga Xalinta khilaafaadka oo jawaab kulul u diray Guddiyada Doorashad maamul Goboleedyada [Akhriso Qoraal]

Guddiga madaxda bannaan ee xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa qoraal aan hore loo arag oo aad u culus ugu jawaabay guddiyada Doorashooyinka maamul Goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Guddiga khilaafaadka ayaa lagu sheegay in ku kaceen falal ay ka mid yihiin: is daba marin iyo wax ka bedel liiska ergooynka, ololeyn iyo gacan siin musharaxiin gaara iyo inay la wareegeen awoodii Odayaasha dhaqanka ee asteynta kuraasta iyo xulista ergooyinka.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka wuxuu ku eedeeyaa guddiga doorashooyinka heer Goboleed inay ka beyreen waajibaadkii loo xil saaray, qoraalkii ay soo saareena uu yahay boor isku qaris ay ku daboolayaan gabood falkii ka dhacay xarumaha Doorashooyinka.

HOOS KA AKHRI QORAALKA GUDDIGA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON