Tuesday, August 5, 2025

Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha oo maanta lagu hor dhaariyay Baarlamaanka

Fadhigii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta ayaa lagu  hor dhaariyay xubnaha Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka oo dhawaan ay meel mariyeen  Golaha Baarlamaanka, kadib markii uu shalay kooram la’aan u baaqday kulan lagu doonayay in lagu dhaariyo.

Barlaman

Labada Guddi ee heer Qaran ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ayaa hadda kadib laga sugayaa inay bilaabaan howlaha loo xil saaray xilli shaki badan laga muujinayo in doorasho ka dhici karto Koonfurta Soomaaliya 2016 si loo hirgeliyo hiigsiga cusub.

Kulanka baarlamaanka ee maanta oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa looga hadlay sidoo kale shaqada hor taalla Baarlamaanka iyo wixii u qabsoomay.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON