Tuesday, July 15, 2025

Guddiyadii Doorashooyinka oo Madaxa isla galay & Guddoomiyeyaasha Maamul Goboleed oo Qoraalsoo saaray [Akhriso]

Guddiyada Doorashooyinka heer maamul Goboleed ayaa qoraal ay wadajir u soo saareen ka hor yimid go’aankii Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.

War Saxaafadeed Wadajir ah ayay Maanta soo saareen Guddiyada Hirgelinta Doorashada ee Heer Dowlad-Goboleed oo kala ah Puntland, Galmudug, Koofur-Galbeed iyo Jubbaland, kaasi oo uu ku saabsan yahay go’aanka GXKHD 14/12/2016-ka ee la doonayo in lagu hor-istaago kuraas loogu doortay deegaan doorashooyinka dalka si sharci ah.

AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON