Monday, June 23, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo magacaabay xubnihii loo qoondeeyay ee Guddiyada Doorashada (Akhriso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare e Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa magacaabay lix xubnood oo ka mida Guddiyada Doorashada heer Goboleed iyo kuwa Federaalka ee loo qoondeeyay.

Cabdi Xaashi ayaa xubnahana u gudbiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxayna ka danbeeyeen markii lagu heshiiyey 27-kii May 2021 inuu soo magacaabo 4 xubnood oo ka mida Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland iyo min hal xubin oo ka mida Guddiyada Federaalka iyo xalinta Khilaafaadka

Xubnaha uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare waxay kala yihiin:

Ad

1. Maxamed Ciise Heybe. Xallinta Khilaafaadka

2.Cabdishakur Daa’uud Maxamed. FEIT

3.Suleymaan Caydiid Cismaan. SEIT

- Advertisement -

4.Cabdishakuur Abiib Xayir. SEIT

5.Maxamed Cali Cabdillaahi. SEIT

6- Jaamac Cumar Cali. SEIT

No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON