Sunday, June 22, 2025

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo shaqo-joojin ku sameeyay xildhibaankii xilka kula tartamay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa soo saaray wareegto uu kulamada Baarlamaanka iyo Gunnada uga joojinayo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmuduug.

wareegtada oo maanta soo baxday ayuu Gudoomiye Gacal ku sheegay in fadhiyada iyo Gunnada kalfadhiga labaad laga joojiyey xildhibaan C/llaahi Axmed Calasow laga bilaabo maanta oo ah 12-ka Oktoobar 2020, isagoo faray inuu gudbiyo fadhiga koowaad ee kalfadhiga 3-aad.

Xildhibaankan Cabdullaahi Axmed Calasow ayaa hadda ah Wasiiru dowlaha Amniga Galmudug, wuxuuna xlka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug kula tartamay Guddoomiyaha xilka haya ee Maxamed Nuur Gacal.

Ad

Waa arrin ku cusub Baarlamaanada maamul Goboleedyada, iyadoo tallaabooyin oo akle ay u xil saaran yihiin Guddiyada Anshaxa; Waxayna arrintan muujineysaa xaaladda ka taagan Baarlamaanka oo hadda kalfadhigiisii labaad uu furmay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON