Sunday, July 13, 2025

Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe ee Somalia oo Xilkii la wareegay

Guddoomihaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaiya ayaa maanta xilka la wareegay, kadib markii dhowaan Golaha wasiirada ay xilkan u magacaabeen.

Xafladda uu xilka kula wareegaya gudoomiyaha cusub ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdullahi waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle oo ugu hambalyeeyay xilka cusub, wuxuuna sheegay inay si wadajir ah uga wada shaqeyn doonaan horumarinta dhaqaalaha Dalka.

Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe Bashiir Ciise Cali oo waqtigiisu dhammaaday sanad ka hor ayaa xilka sii hayey, waxaana hadda la wareegay guddoomiyaha cusub oo la-taliye u ahaa Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, lana sheegay inay saaxiibo yihiin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON