Monday, July 14, 2025

Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee dhaawacmay oo lagu dhex arkay Shirkii G/Banaadir [Sawirro]

Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir oo dhaawac kasoo gaarya qarixii ka dhacay xarunta degmadiisa ayaa xalay ka qeyb galay shirkii maamulka Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Cumar C/llaahi Xasan ayaa ka soo dhex muuqday shirka guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo maamulka Banaadir, waxaana lagu soo dhoweeyay shirka, iyadoo dhaawaca gaaray uu ahaa mid fudud.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo si gaara usoo dhoweeyay ayaa sheegay in ka qeybgalka shirkooda ee guddoomiyaha degmada Wadajir ay dhiirigelin u ahayd. “Guddoomiye Cumar C/lahi Xasan oo ka soo qeybgalay shirka guddoomiyaasha G/Benaadir oo na wada dhiirigeliyay…” ayuu yiri Guddoomiye Taabit.

Qarax weyn ayaa ka dhacay xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho maalintii Talaadadii waxaana ku dhintay dad ku dhow 20 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON