Friday, June 27, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo la yimid qaab cusub oo loo sugayo Ammaanka Caasimadda [Dhageyso]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay qaab cusub oo deriseyn ah oo lagu sugayo ammaanka caasimadda, iasgoo baaq u diray  shacabka Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Taabit ayaa sheegay in shacabka Muqdisho si ay nabad iyo ammaan buuxa u helaan in Maamulka Gobolka Banaadir uu ka shaqey doono deriseynta oo qof waliba u aqoonsan lahaa ulana socon lahaa deriskiisa.

Wuxuu dadka Muqdisho u jeediyay in qof walbo oo caasimadda ku nool inuu deriskiisa ka war hayo, wadajirna isugu gurmadaan, taasoo ah qaabka ammaanka loo sugi karo, wuxuuna khudbadan ka jeediyay munaasabad loogu magac daray is dhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada Boondheere.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON